Kitaabka Quduuska Ah

Boqorradii Kowaad 22:17 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo isna wuxuu yidhi, Waxaan arkay dadka Israa'iil oo dhan oo buuraha ku kala firdhay sidii ido aan adhijir lahayn, oo Rabbigu wuxuu yidhi, Kuwanu sayid ma leh ee nin waluba gurigiisii ha ku nabad noqdo.

Boqorradii Kowaad 22

Boqorradii Kowaad 22:7-26