Kitaabka Quduuska Ah

Boqorradii Kowaad 22:15 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo markuu boqorkii u yimid ayaa boqorkii ku yidhi, Miikayhuuyow, Raamod Gilecaad dagaal ma u tagnaa mase waannu iska daynaa? Oo isna wuxuu ugu jawaabay, Tag, oo ku soo guulayso; oo Rabbiguna iyaduu soo gelin doonaa gacantaada, boqorow.

Boqorradii Kowaad 22

Boqorradii Kowaad 22:13-19