Kitaabka Quduuska Ah

Boqorradii Kowaad 22:10 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Haddaba boqorkii dalka Israa'iil iyo Yehooshaafaad oo ahaa boqorkii dalka Yahuudah mid kastaaba wuxuu ku fadhiyey carshigiisii, isagoo dharkii boqornimada qaba, oo waxay fadhiyeen meel bannaan oo ku taal iridda Samaariya laga soo galo, oo nebiyadii oo dhammuna hortooday wax ku sii sheegayeen.

Boqorradii Kowaad 22

Boqorradii Kowaad 22:9-13