Kitaabka Quduuska Ah

Boqorradii Kowaad 21:4 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Axaab wuxuu yimid gurigiisii isagoo calool xun oo ka xanaaqsan eraygii Naabood kii reer Yesreceel isaga kula hadlay; maxaa yeelay, wuxuu isaga ku yidhi, Ku siin maayo dhaxalkii awowayaashay. Markaasuu sariirtiisii jiifsaday, wuuna sii jeestay, oo diiday inuu wax cuno.

Boqorradii Kowaad 21

Boqorradii Kowaad 21:1-10