Kitaabka Quduuska Ah

Boqorradii Kowaad 21:29 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

War sow uma jeeddid siduu Axaab hortayda isugu hoosaysiiyey? Sharka ku soo dejin maayo intuu isagu nool yahay, maxaa yeelay, isagu hortayduu isku hoosaysiiyey; laakiinse sharka waxaan reerkiisa ku soo dejin doonaa wakhtiga wiilkiisa.

Boqorradii Kowaad 21

Boqorradii Kowaad 21:22-29