Kitaabka Quduuska Ah

Boqorradii Kowaad 21:27 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Kolkii Axaab erayadaas maqlay ayuu dharkiisii jeexjeexay, oo joonyado guntaday, wuuna soomay, oo joonyado ku dhex seexday, oo aayar u socday.

Boqorradii Kowaad 21

Boqorradii Kowaad 21:18-29