Kitaabka Quduuska Ah

Boqorradii Kowaad 21:22 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo reerkaagana waxaan ka dhigi doonaa sidii reerkii Yaaraabcaam ina Nebaad iyo sidii reerkii Bacshaa ina Axiiyaah, sababtuna waxa weeye xanaaqii aad iga xanaajisay oo aad dadkii Israa'iilna dembaajisay aawadiis.

Boqorradii Kowaad 21

Boqorradii Kowaad 21:20-23