Kitaabka Quduuska Ah

Boqorradii Kowaad 21:15 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markii Yesebeel ay maqashay in Naabood la dhagxiyey oo uu dhintay, ayay Yesebeel Axaab ku tidhi, War kac oo iska qaado beertii canabka ahayd oo Naabood kii reer Yesreceel ee uu hore inuu lacag kaa siisto kuugu diiday; waayo, haatan Naabood ma noola, wuuse dhintay.

Boqorradii Kowaad 21

Boqorradii Kowaad 21:14-23