Kitaabka Quduuska Ah

Boqorradii Kowaad 21:13 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo waxaa yimid oo hortiisa fadhiistay laba nin oo waxmatarayaal ah, markaasaa waxmatarayaashii Naabood ku marag fureen dadka hortiisii, oo waxay yidhaahdeen, Naabood wuxuu caayay Ilaah iyo boqorkaba. Markaasay isagii magaaladii ka saareen, oo waxay la dhaceen dhagaxyo, wuuna dhintay.

Boqorradii Kowaad 21

Boqorradii Kowaad 21:12-21