Kitaabka Quduuska Ah

Boqorradii Kowaad 21:10 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo hortiisana waxaad fadhiisisaan laba nin oo waxmatarayaal ah, oo iyana isaga ha ku marag fureen, oo ha ku yidhaahdeen, Adigu waxaad cayday Ilaah iyo boqorka. Markaas isaga dibadda u bixiya oo dhagaxyo la dhaca si uu u dhinto.

Boqorradii Kowaad 21

Boqorradii Kowaad 21:2-12