Kitaabka Quduuska Ah

Boqorradii Kowaad 20:42 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasuu isagii ku yidhi, Rabbigu wuxuu ku leeyahay, Ninkii aan baabba'a ku xukumay ayaad gacantaada ka sii daysay, oo sidaas daraaddeed naftaadu waxay u dhiman doontaa naftiisa, dadkaaguna dadkiisa.

Boqorradii Kowaad 20

Boqorradii Kowaad 20:35-43