Kitaabka Quduuska Ah

Boqorradii Kowaad 20:36 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Kolkaasuu ku yidhi, Adigu ma aadan addeecin Eraygii Rabbiga oo sidaas daraaddeed bal ogow haddiiba markii aad iga tagto waxaa ku dili doona libaax. Oo haddiiba markuu isagii ka tegey ayaa waxaa helay libaax, wuuna dilay isagii.

Boqorradii Kowaad 20

Boqorradii Kowaad 20:30-43