Kitaabka Quduuska Ah

Boqorradii Kowaad 20:27 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo ciidankii Israa'iilna waa la tiriyey, oo saadkoodiina waa la siiyey, markaasay iyagii ka hor tageen; oo ciidankii Israa'iilna hortooday degeen iyagoo la moodo sidii laba xaymood oo yaryar oo waxarro ah, laakiinse ciidankii Suuriya dalkoo dhan bay buuxiyeen.

Boqorradii Kowaad 20

Boqorradii Kowaad 20:19-37