Kitaabka Quduuska Ah

Boqorradii Kowaad 20:25 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo waxaad tirsataa ciidan le'eg ciidankii kaa le'day, oo faras kasta meeshiisii faras geli, gaadhifaras kastana meeshiisii gaadhifaras geli; oo markaasaynu iyaga bannaanka kula diriraynaa, oo hubaal waynu ka adkaanaynaa, oo isna codkoodii buu maqlay oo saasuu yeelay.

Boqorradii Kowaad 20

Boqorradii Kowaad 20:23-32