Kitaabka Quduuska Ah

Boqorradii Kowaad 20:23 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo boqorkii Suuriya addoommadiisii waxay isagii ku yidhaahdeen, War ilaahoodu waa ilaahii buuraha oo sidaas daraaddeed ayay inooga xoog bateen. Haddaba aynu bannaanka kula dirirno oo markaas hubaal waynu ka xoog badnaanaynaa.

Boqorradii Kowaad 20

Boqorradii Kowaad 20:14-28