Kitaabka Quduuska Ah

Boqorradii Kowaad 20:12 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markii Benhadad farriintii maqlay, isagoo khamri teendhooyinka kula cabbaya boqorradii ayuu addoommadiisii ku yidhi, War weerar isu diyaariya. Oo iyana markaasay magaaladii weerar isugu diyaariyeen.

Boqorradii Kowaad 20

Boqorradii Kowaad 20:5-13