Kitaabka Quduuska Ah

Boqorradii Kowaad 20:1 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo Benhadad oo ahaa boqorkii Suuriya wuxuu soo urursaday ciidankiisii oo dhan, waxaana isaga la jiray laba iyo soddon boqor, iyo fardo iyo gaadhifardood; oo intuu soo kacay ayuu Samaariya hareereeyey, wuuna la diriray.

Boqorradii Kowaad 20

Boqorradii Kowaad 20:1-9