Kitaabka Quduuska Ah

Boqorradii Kowaad 2:46 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Sidaas daraaddeed ayaa boqorkii amray Benaayaah ina Yehooyaadaac; kolkaasuu isna tegey oo dilay Shimcii, wuuna dhintay. Oo boqortooyadiina waxay ku sii dhisnaatay gacantii Sulaymaan.

Boqorradii Kowaad 2

Boqorradii Kowaad 2:44-46