Kitaabka Quduuska Ah

Boqorradii Kowaad 2:44 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Weliba boqorkii wuxuu Shimcii ku yidhi, Waad wada og tahay sharka qalbigaaga ku jira oo aad aabbahay Daa'uud ku samaysay. Sidaas daraaddeed Rabbigu sharkaagii wuxuu ku soo celin doonaa madaxaaga.

Boqorradii Kowaad 2

Boqorradii Kowaad 2:36-46