Kitaabka Quduuska Ah

Boqorradii Kowaad 2:42 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa boqorkii u cid diray oo Shimcii u yeedhay, oo wuxuu ku yidhi, War miyaanan Rabbiga kugu dhaarin, oo aanan hore kuugu sii sheegin, oo aanan kugu odhan, Ogow oo hubso, inaad xaqiiqa dhimanaysid maalintii aad baxdid oo aad meel kale u kacdid? Oo adna sow iguma aadan odhan, Hadalkaan maqlay waa wanaagsan yahay?

Boqorradii Kowaad 2

Boqorradii Kowaad 2:40-43