Kitaabka Quduuska Ah

Boqorradii Kowaad 2:40 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Shimcii kacay, oo dameerkiisii kooraystay, oo wuxuu u tegey Aakiish oo Gad jooga inuu addoommadiisii ka doonto; oo Shimcii wuu tegey oo addoommadiisii ka soo kaxaystay Gad.

Boqorradii Kowaad 2

Boqorradii Kowaad 2:36-46