Kitaabka Quduuska Ah

Boqorradii Kowaad 2:38 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Shimcii boqorkii ku yidhi, Hadalkaasu waa wanaagsan yahay, oo sidaad tidhi, boqorow, sayidkaygiiyow, waan yeeli doonaa, anigoo addoonkaaga ah. Oo Shimciina wakhti dheer ayuu Yeruusaalem degganaa.

Boqorradii Kowaad 2

Boqorradii Kowaad 2:29-41