Kitaabka Quduuska Ah

Boqorradii Kowaad 2:35 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa boqorkii wuxuu meeshiisii ku beddelay oo ciidankii madax uga dhigay Benaayaah ina Yehooyaadaac. Oo meeshii Aabyaataarna wuxuu ku beddelay wadaadkii Saadooq ahaa.

Boqorradii Kowaad 2

Boqorradii Kowaad 2:34-45