Kitaabka Quduuska Ah

Boqorradii Kowaad 2:24 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Haddaba waxaan ku dhaartay nolosha Rabbigii xoogga ii yeelay, oo igu fadhiisiyey carshigii aabbahay Daa'uud, oo reerka iigu yeelay siduu iigu ballanqaaday, hubaal Adoniiyaah maanta waa la dilayaa.

Boqorradii Kowaad 2

Boqorradii Kowaad 2:19-33