Kitaabka Quduuska Ah

Boqorradii Kowaad 2:13 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Adoniiyaah oo ay Haggiid dhashay u yimid Batshebac oo ahayd Sulaymaan hooyadiis. Oo iyana waxay ku tidhi, War ma nabad baad ku timid? Isna wuxuu yidhi, Haah, nabad baan ku imid.

Boqorradii Kowaad 2

Boqorradii Kowaad 2:9-17