Kitaabka Quduuska Ah

Boqorradii Kowaad 19:5 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasuu jiifsaday, oo hoos seexday geed rotem ah, kolkaasaa waxaa taabtay malaa'ig, oo waxay ku tidhi, Toos oo wax cun.

Boqorradii Kowaad 19

Boqorradii Kowaad 19:1-6