Kitaabka Quduuska Ah

Boqorradii Kowaad 19:21 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasuu ka noqday isagii, oo wuxuu kaxeeyey qindigii dibida ahaa, wuuna qalay oo hilibkoodiina ku karshay alaabtii dibida, oo wuxuu siiyey dadkii, oo iyana way cuneen. Markaasuu kacay oo wuxuu raacay Eliiyaah, wuuna u adeegay isagii.

Boqorradii Kowaad 19

Boqorradii Kowaad 19:13-21