Kitaabka Quduuska Ah

Boqorradii Kowaad 19:14 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Isna wuxuu yidhi, Anigu Rabbiga ah Ilaaha ciidammada aawadiis ayaan aad ugu hinaasay, waayo, dadkii Israa'iil axdigaagii way ka tageen, oo meelahaagii allabarigana way dumiyeen, oo nebiyadaadiina seef bay ku laayeen; oo aniga keligay ayaa ka hadhay, oo waxay doonayaan inay naftayda iga qaadaan.

Boqorradii Kowaad 19

Boqorradii Kowaad 19:10-15