Kitaabka Quduuska Ah

Boqorradii Kowaad 18:5 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Axaab wuxuu Cobadyaah ku yidhi, Bal tag, oo dalka oo dhan dhex mar, ilaa ilaha biyaha oo dhan, iyo durdurrada oo dhan, waaba intaasoo aynu daaq helnaa, si aynu fardaha iyo baqlaha u noolayno, oo ayan cuudka oo dhammu nooga dhammaan.

Boqorradii Kowaad 18

Boqorradii Kowaad 18:3-8