Kitaabka Quduuska Ah

Boqorradii Kowaad 18:40 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Eliiyaah wuxuu ku yidhi iyagii, Nebiyada Bacal qabta oo midna yuusan ka baxsan. Oo iyana way soo qabteen; markaasaa Eliiyaah wuxuu iyagii keenay durdurka Qiishoon agtiisa, oo halkaasuu iyagii ku laayay.

Boqorradii Kowaad 18

Boqorradii Kowaad 18:33-46