Kitaabka Quduuska Ah

Boqorradii Kowaad 18:19 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Haddaba sidaas daraaddeed u cid dir, oo dadkii Israa'iil oo dhan, iyo Bacal nebiyadiisa ah afarta boqol iyo konton, iyo geedihii Asheeraah nebiyadooda ah afar boqol oo miiska Yesebeel wax ka cuna, kulli ku soo wada ururi Buur Karmel.

Boqorradii Kowaad 18

Boqorradii Kowaad 18:15-23