Kitaabka Quduuska Ah

Boqorradii Kowaad 18:1 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo wakhti dheer dabadiis waxay noqotay in sannaddii saddexaad eraygii Rabbigu Eliiyaah u yimid oo uu ku yidhi, Tag oo Axaab istus, oo anna roob baan dhulka ku soo daynayaa.

Boqorradii Kowaad 18

Boqorradii Kowaad 18:1-10