Kitaabka Quduuska Ah

Boqorradii Kowaad 17:7-9 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

7. Oo in yar dabadeed ayaa durdurkii iska engegay, maxaa yeelay, dalku roob ma lahayn.

8. Markaasaa waxaa isagii u yimid Eraygii Rabbiga oo leh,

9. Kac oo waxaad tagtaa Sarefta oo ay reer Siidoon leeyihiin, oo halkaas iska deg; oo bal eeg, naag carmal ah oo halkaas joogta waxaan ku amray inay ku quudiso.