Kitaabka Quduuska Ah

Boqorradii Kowaad 17:21 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo saddex jeer ayuu wiilka korkiisii isku kala bixiyey, oo intuu Rabbiga u qayshaday ayuu yidhi, Rabbiyow, Ilaahayow, waan ku baryayaaye, wiilkan naftiisii mar kale ha ku soo noqoto.

Boqorradii Kowaad 17

Boqorradii Kowaad 17:18-24