Kitaabka Quduuska Ah

Boqorradii Kowaad 17:19 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasuu ku yidhi, Naa bal wiilkaaga ii keen. Oo intuu isagii ka qaaday xabadkeedii ayuu kor ula baxay qowladdii uu isagu degganaa, oo wuxuu saaray sariirtiisii.

Boqorradii Kowaad 17

Boqorradii Kowaad 17:18-24