Kitaabka Quduuska Ah

Boqorradii Kowaad 17:14 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waayo, Rabbiga ah Ilaaha reer binu Israa'iil wuxuu leeyahay, Weelka jidhiidha ahu idlaan maayo, kusadda saliidda ahuna idin gabi mayso ilaa maalinta Rabbigu dhulka roob ku soo daayo.

Boqorradii Kowaad 17

Boqorradii Kowaad 17:7-18