Kitaabka Quduuska Ah

Boqorradii Kowaad 16:7 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Haddana waxaa Nebi Yeehuu ina Xanaanii u yimid Eraygii Rabbiga oo ka gees ah Bacshaa iyo reerkiisaba, sababtuna waxay ahayd sharkii uu Rabbiga hortiisa ku sameeyey oo dhan ee uu Rabbiga kaga xanaajiyey shuqulkii gacmihiisa, markuu la mid noqday reer Yaaraabcaam, iyo diliddii uu dilay aawadeed.

Boqorradii Kowaad 16

Boqorradii Kowaad 16:2-11