Kitaabka Quduuska Ah

Boqorradii Kowaad 16:13 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

sababtuna waxay ahayd dembiyadii Bacshaa iyo dembiyadii wiilkiisii Eelaah oo dhan ee ay dembaabeen ee ay dadkii Israa'iilna dembaajiyeen ee ay Rabbiga ah Ilaaha reer binu Israa'iil kaga xanaajiyeen falimahoodii aan waxtarka lahayn.

Boqorradii Kowaad 16

Boqorradii Kowaad 16:10-22