Kitaabka Quduuska Ah

Boqorradii Kowaad 15:5 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

maxaa yeelay, Daa'uud wuxuu sameeyey wixii Rabbiga hortiisa ku qummanaa, oo cimrigiisii oo dhanna kama uu leexan wax kasta oo uu ku amray, xaalkii Uuriyaah kii reer Xeed oo keliya mooyaane.

Boqorradii Kowaad 15

Boqorradii Kowaad 15:1-7