Kitaabka Quduuska Ah

Boqorradii Kowaad 15:33 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo boqorkii dalka Yahuudah oo Aasaa ahaa sannaddiisii saddexaad ayaa Bacshaa ina Axiiyaah boqor dalka Israa'iil ugu noqday Tirsaah, oo wuxuu boqor ahaa afar iyo labaatan sannadood.

Boqorradii Kowaad 15

Boqorradii Kowaad 15:25-33