Kitaabka Quduuska Ah

Boqorradii Kowaad 15:3 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo isna wuxuu sameeyey dembiyadii uu aabbihiis samayn jiray isaga hortiis oo dhan, oo qalbigiisuna Rabbiga Ilaahiisa ah uguma qummanayn sidii qalbigii awowgiis Daa'uud oo kale.

Boqorradii Kowaad 15

Boqorradii Kowaad 15:1-8