Kitaabka Quduuska Ah

Boqorradii Kowaad 15:22 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Boqor Aasaa wuxuu dalka Yahuudah oo dhan gaadhsiiyey naado ogeysiis ah, oo ninna lagama reebin; oo waxay wada qaadeen dhagxantii iyo alwaaxdii Raamaah ee uu Bacshaa ku dhisayay, kolkaasaa Boqor Aasaa wuxuu ku dhisay Gebac oo ku taal dalka reer Benyaamiin iyo Misfaah.

Boqorradii Kowaad 15

Boqorradii Kowaad 15:18-28