Kitaabka Quduuska Ah

Boqorradii Kowaad 15:17 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo Bacshaa oo ahaa boqorkii dalka Israa'iil ayaa dalka Yahuudah ku kacay, oo wuxuu dhisay Raamaah, inuusan qofna u oggolaan inuu ka baxo ama u galo Aasaa oo ahaa boqorkii dalka Yahuudah.

Boqorradii Kowaad 15

Boqorradii Kowaad 15:9-26