Kitaabka Quduuska Ah

Boqorradii Kowaad 15:13 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Macakaah oo hooyadiis ahaydna boqoradnimadii wuu ka dejiyey, maxaa yeelay, waxay sanam karaahiya ah u samaysay geed Asheeraah, oo Aasaa sanamkeedii wuu jebiyey, wuxuuna ku gubay durdurka Qidroon agtiisa.

Boqorradii Kowaad 15

Boqorradii Kowaad 15:11-21