Kitaabka Quduuska Ah

Boqorradii Kowaad 14:9 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

laakiinse waxaad samaysay shar ka sii badan kii intii kaa horraysay oo dhan, oo waxaad samaysatay ilaahyo kale iyo sanamyo la shubay, waanad iga xanaajisay, oo waxaad igu tuurtay gadaashaada.

Boqorradii Kowaad 14

Boqorradii Kowaad 14:3-19