Kitaabka Quduuska Ah

Boqorradii Kowaad 14:7 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Haddaba tag, oo Yaaraabcaam waxaad ku tidhaahdaa, Rabbiga ah Ilaaha reer binu Israa'iil wuxuu leeyahay, Anigu dadka oo dhan waan kaa sara mariyey, oo waxaan amiir kaaga dhigay dadkaygii Israa'iil,

Boqorradii Kowaad 14

Boqorradii Kowaad 14:1-8