Kitaabka Quduuska Ah

Boqorradii Kowaad 14:5 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Rabbigu wuxuu Axiiyaah ku yidhi, Bal eeg, Yaaraabcaam bilcantiisii ayaa kuugu imanaysa inay ku weyddiiso wax ku saabsan wiilkeeda, maxaa yeelay, isagu wuu bukaa; haddaba iyada saas iyo saas ku dheh; waayo, markay kuu timaado waxay iska dhigaysaa naag kale.

Boqorradii Kowaad 14

Boqorradii Kowaad 14:1-8