Kitaabka Quduuska Ah

Boqorradii Kowaad 14:31 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo Rexabcaamna wuu dhintay oo la seexday awowayaashiis, oo waxaa lagula aasay awowayaashiis magaaladii Daa'uud; oo hooyadiis magaceeduna wuxuu ahaa Nacamaah tii reer Cammoon. Oo meeshiisiina waxaa boqor ka noqday wiilkiisii Abiiyaam.

Boqorradii Kowaad 14

Boqorradii Kowaad 14:21-31