Kitaabka Quduuska Ah

Boqorradii Kowaad 14:26 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

oo wuxuu qaatay khasnadihii guriga Rabbiga iyo khasnadihii guriga boqorka, oo dhammaantood wuu wada qaatay; oo wuxuu kaloo wada qaatay gaashaammadii dahabka ahaa oo Sulaymaan sameeyey.

Boqorradii Kowaad 14

Boqorradii Kowaad 14:19-30