Kitaabka Quduuska Ah

Boqorradii Kowaad 14:20 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo Yaaraabcaamna wuxuu talinayay laba iyo labaatan sannadood; markaasuu dhintay oo awowayaashiis la seexday, oo waxaa meeshiisii boqor ka noqday wiilkiisii Naadaab.

Boqorradii Kowaad 14

Boqorradii Kowaad 14:17-30